Sitran Lääkäriasema oo Ramadaanka awgiis baaritaano lacag la’aan ah u sameysay bukaano qaba xanuunada...

Helsinki –  Ugu yaraan 10 bukaan oo qaba xanuunada ku dhaca Wadnaha ayaa Isbitaaka Sitran Lääkäriasema u sameeyay baaritaano lacag la’aan ah bisha barakeysan...

Carruurta iyo dhallinyarada reer Helsinki oo dugsiga kaddib la siinayo fursado hiwaayadeed oo lacag...

Helsinki 21.4.2021-Waxqabadka hannaanka Finland ee hiwaayad samaynta oo Helsinki ka billowday. War lagu baahiyay bogga internetka ee magaalada Helsinki ayaa lagu sheegay, in 19.4.2021 uu...

Finland waxaa laga helay maanta 296 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...

Arbaco 21.04.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 296 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 296 xaaladood oo feyruska ah iyo 6 xaaladood...

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 21.04, saacadda 14.10) Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 310 000 (+ 9 800) Tirada laga helay feyruska 84 797 (+ 296) Tirada...

Dil ka dhacay Helsinki 19.4.2021, dad dilkaas loo qabtay iyo booliska oo billaabay baaritaan...

Helsinki 20.4.2021- War laga soo saaray Qaybta booliska Helsinki ayaa lagu sheegay, in boolisku uu billaabay baaritaanka dil ka dhacay Maxadada tareenka ee bartamaha...

Finland waxaa laga helay maanta 214 qof oo uu ku dhacay feyruska korona ...

Talaada 20.04.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 214 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Maqaayadaha oo lix todobaad kaddib miisaska u dhigaya macaamiisha- maanta ayaa maqaayadaha dib loo...

Helsinki-19.4.02021- Laga billaabo maanta oo ku beegan 19.4.2021 waxaa dib loo furayaa maqaayadaha cuntada ee dalka Finland ka gadaal markii ay muddo lix todobaad...

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 156 xaaladood oo feyruska ah iyo 4 dhimasho...

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 19.4 saacadda 13.40)   Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 276 000 (+ 33 200) Tirada laga helay feyruska 84 287 (+ 654) ·      ...

Finland waxaa laga helay maanta 156 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...

Isniin 19.04.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 156 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Finland waxaa laga helay maanta 498 qof oo uu ku dhacay feyruska korona

Axad 17.04.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 498 qof oo hor leh dalkaan Finland.Waana...