Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 267 xaaladood oo feyruska ah iyo 1 xaalad oo dhimasho cusub ah

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimco 23.04, saacadda 13.00)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 358 500 (+ 20 500)
Tirada laga helay feyruska 85 344 (+ 267)
Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 71 (+6)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka   30 (+3)
Qaybta gargaarka degdegga ah   31 (-6)
Tirada dhimashada   903 (+1)
Feyruska nooca cusub (09.04) Tirada guud                     4 716

Nooca Ingiriiska.             4 022

Nooca Koonfur Afrika.       693

Nooca Baraaziil.                       1

Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 1 474 441 oo qof (23.04).

Xigasho: THL