Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 296 xaaladood oo feyruska ah iyo 6 xaaladood oo dhimasho cusub ah

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 21.04, saacadda 14.10)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 310 000 (+ 9 800)
Tirada laga helay feyruska 84 797 (+ 296)
Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 69 (-14)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka   38 (-6)
Qaybta gargaarka degdegga ah   35 (-1)
Tirada dhimashada   899 (+6)
Feyruska nooca cusub (09.04) Tirada guud                     4200

Nooca Ingiriiska.             3 658

Nooca Koonfur Afrika.       541

Nooca Baraaziil.                       1

Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 1 367 666 oo qof (21.04).

Xigasho: THL