Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 224 xaaladood oo feyruska ah iyo 2 xaaladood oo dhimasho cusub ah

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Talaada 27.04, saacadda 12.40)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 419 900 (+ 31 200)
Tirada laga helay feyruska 86 161 (+ 224)
Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 70 (-7)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka   30 (+4)
Qaybta gargaarka degdegga ah   32 (-1)
Tirada dhimashada   908 (+2)
Feyruska nooca cusub (09.04) Tirada guud                     4 716

Nooca Ingiriiska.             4 022

Nooca Koonfur Afrika.       693

Nooca Baraaziil.                       1

Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 1 548 850 oo qof (27.04).

Xigasho: THL