Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 117 xaaladood oo feyruska ah iyo Hal xaalad oo dhimasho cusub ah

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 03.05 saacadda 13.00

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 501 000 (+ 29 500)
Tirada laga helay feyruska 87 345 (+ 537)

·       Sabti 01.05 waxaa laga helay 288 qof

·       Axad 02.05 waxaa laga helay 132 qof

·       Isniin 03.05 waxaa laga helay 117 qof

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda       59 (+0)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka        33 (-3)
Qaybta gargaarka degdegga ah      28 (-3)
Tirada dhimashada      914 (+1)
Feyruska nooca cusub Tirada guud                     5 374

Nooca Ingiriiska.             4 521

Nooca Koonfur Afrika.      852

Nooca Baraaziil.                      1

Tirada dadka la tallaalay   Qiyaastii 1 698 107 oo qof (03.05).

Xigasho: THL