Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 208 xaaladood oo feyruska ah iyo 2 xaaladood oo dhimasho cusub ah

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 29.04, saacadda 12.30)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 457 900 (+ 20 700)
Tirada laga helay feyruska 86 613 (+ 208)
Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 59 (-5)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka   34 (-2)
Qaybta gargaarka degdegga ah   32 (-1)
Tirada dhimashada   913 (+2)
Feyruska nooca cusub (09.04) Tirada guud                     4 716

Nooca Ingiriiska.             4 022

Nooca Koonfur Afrika.        693

Nooca Baraaziil.                    1

Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 1 597 841 oo qof (29.04).

Xigasho: THL