Xaaladda guud ee Korona iyo Finland (385 qof oo feyruska korona qaba iyo 4 dhimasho cusub ah)

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Talaada 16.02, saacadda 12.50)

 

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 092 400 (+ 29 400)
Tirada laga helay feyruska 51 047 (+ 385)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda     64 (-11)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka      31 (-2)
Qaybta gargaarka degdegga ah     27 (+6)
Tirada dhimashada     720 (+4)
Feyruska nooca cusub 422 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 402 xaaladood ah, iyo 20 ah nooca laga helay K/afrika
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 216 463 qof (16.2)

Xigasho: THL