Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 195 xaaladood oo feyruska ah iyo Hal xaaladood oo dhimasho cusub ah

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimco 30.04, saacadda 12.40)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 471 500 (+ 13 600)
Tirada laga helay feyruska 86 808 (+ 195)
Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 59 (+0)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka   36 (+2)
Qaybta gargaarka degdegga ah   31 (-1)
Tirada dhimashada   914 (+1)
Feyruska nooca cusub (09.04) Tirada guud                     5 374

Nooca Ingiriiska.             4 521

Nooca Koonfur Afrika.       852

Nooca Baraaziil.                       1

Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 1 664 774 oo qof (30.04).

Xigasho: THL