Ma doonaysaa in aad hesho tababar kaa caawiya sidii aad ugu biiri lahayd Akadeemiyada...

Xarunta Maamulka Deegaanka iyo Xafiiska Shaqada iyo Meherada ee Gobolka Uusimaa ayaa waxay Helsinki ku qabanqaabinayaan kooras diyaarin ah oo loogu talagalay dadka Finnishka...

Finland waxaa laga helay maanta 312 xaaladood oo feyruska korona ah

Axad 14.02.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 312 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

BISHAARO: Socdaalka Danjire Maxamed Cali Nuur (Americo) oo maanta 19.9.2021 ku wajahan Turku, Finland,...

Waxaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Turku iyo nawaaxigeedaba loogu bishaaraynayaa in Danjire Maxamed Cali Nuur uu maanta oo ah 19.9.2021 imaanayo magaalada,...

Abdirahim Hussein ”Husu” oo loo doortay Agaasimaha Fulinta dalladda Moniheli

Helsinki 11.6.2020 Moniheli oo sannadkan 10 sano jirsatay ayaa waxay Husu u doortay in uu noqdo Agaasimaha Fulinta Dalladdaa Moniheli. Mas’uuliyadda maamulka Moniheli ayaa...

Wararka caalamka ee maanta iyo feyruska korona

Finland waxaa laga helay 25 qof oo cusub oo qaba feyruska korona, iyo laba xaaladood oo dhimasho ah  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca...

Shirkadda Gaadiidka Soonaha Helsinki (HSL) oo joojinaysa shaqada dhowr Bas qaar kalana shaqadooda yareynaysa

Helsinki 23.7.2020- War ka soo baxay shirkadda gaadiidka HSL ayaa lagu sheegay in xaalad dhaqaale xumo oo shirkadda ka soo wajahday safmarka Korona dartiis...

Wararka feyruska korona Finland iyo caalamka intiisa kale

Finland waxaa laga helay 296 qof oo cusub oo qaba feyruska korona.  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Khamiis 08.10.2020 laga...

Booliska Finland oo qabtay shan qofood oo looga shakisanyahay falal argagixiso

Booliska Koonfurta Galbeedka ee dalka Finland ayaa maxkamadda Satakunta u gudbiyay dalab lagu xirayo shan qofood oo Finnish ah oo ay soo qabteen, kuwaas...

Coronavirus – Somalia: Update on COVID-19 in Somalia (8th June 2020)

08.6.2020: Update on COVID19 New cases confirmed today: 34 Somaliland: 19 Galmudug: 15 Male: 24 Female: 10 Recovery: 29 Death: 1 Total confirmed cases:...

Wararka caalamka ee maanta iyo feyruska korona

Finland waxaa laga helay 47 qof oo cusub oo qaba feyruska korona, iyo laba xaaladood oo dhimasho ah  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca...