Wararka caalmka ee maanta iyo feyruska korona

Finland waxaa laga helay 91 qof oo cusub oo qaba feyruska korona, iyo laba xaaladood oo dhimasho ah  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca...

13 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia.

13 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 66 > Somaliland: 46 > Puntland: 12 > Benadir: 5 > South West: 2 > Jubbaland: 1 >...

Wararka caalamka ee maanta iyo feyruska korona

Finland waxaa laga helay 49 qof oo cusub oo qaba feyruska korona.  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Arbaca 16.9.2020 laga...

Shaqaalaha dugsiyada iyo xannaano-maalmeedyada Helsinki oo loo tababarayo kahortagga cunsuriyadda

Helsinki 12.6.2020- Magaalada Helsinki ayaa waxaa sannad-dugsiyeedka deyrta ka billaabayana tababar la siinayo shaqaalaha ka shaqeeya goobaha waxbarashada oo ay magaaladu maamusho sida xarumaha...

Warbixin ku saabsan shaqooyinka Booliska Finland iyo sida loogu biiri karo ciidanka Booliska

Ma doonaysaa in aad wax ka ogaato sida uu booliska Finland u shaqeeyo? Ma xiisaynaysaa in aad ku biirto ciidamada Booliska Finland? Ma jeclaan...

Dhaawac ka dhashay dhallinyaro ku dagaashay deegaanka Kivikko ee Helsinki

Helsinki 16.6.2020- Dagaal u dhexeeyay tiro dhallinyaro ah ayaa ka dhacay deegaanka Kivikko ee magaalada Helsinki. Dagaalkaas oo loo adeegsaday mindiyo ayaa waxaa ku...

Dowladda Finland oo markii ugu horreysay Qunsul sharafeed ku yeelanaysa dalka Jabuuti- MP Suldaan...

Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed, Ergeyga gaarka ah ee dowladda Finland u qaabilsan nabadaynta iyo dib u heshiisiinta Geeska Afrika oo wakhti aan fogeyn...

Finland waxaa laga helay 541 qof oo cusub oo qaba feyruska korona ah

Sabti 28.11.2012. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 541 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Ogeysiis ku wajahan dadka u safraya dalalka Etiopia iyo Kenya

Dadka u safraya dalalka Etiopa iyo Kenya waxaa lagu wargelinayaa in hadda wixii ka dambeeya ay dalalkaas joojiyeen viisaha laga qaadan jiray gegida dayuuradaha...

First New Finns influencers’ workshop held in Finland- hosted by MP Hussein al-Taee (sd)

New Finn and Member of Finnish Parliament Hussein al-Taee (The Finnish Social Democratic Party) invited 67 New Finns members from different backgrounds to discus...