Warbixin ku saabsan shaqooyinka Booliska Finland iyo sida loogu biiri karo ciidanka Booliska

Xuquuqda sawirka: SSMV

Ma doonaysaa in aad wax ka ogaato sida uu booliska Finland u shaqeeyo? Ma xiisaynaysaa in aad ku biirto ciidamada Booliska Finland? Ma jeclaan lahayd in aad wax ka ogaato sida loo codso iyo shuruudaha ku xiran gelitaanka Akadeemiyada/Jaamacadda Booliska Finland?

Halkan ka daawo jawaabo waafi ah oo kaa haqab-tiraya jawaabaha su’aalahan kor ku qoran iyo macluumaadyo kale oo dheeraad ah.