QORMADA TIFAFTIRAHA (Pääkirjotus): Metelaadda ay Soomaalida Finland hadda ku leedahay Baarlamaanka Finland sidee lagu...

Si guud: - Sida ku cad shaxda Hay’adda istaatiistikada Finland (2021), dadka asal ahaan Soomaalida ah ee Finland ku nool waxay yara kor u...

Xukuumadda Finland oo Xildhibaan Suldaan Said Ahmed u mgacowday xil aanu qof asalkiisu ajnabi...

Wareegto rasmi ah oo ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Finland ayuu Wasiirka arrimaha dibadda Pekka Haavisto ugu magacaabay Xildhibaan Suldaan Said Ahmed...

Ansixinta xubinnimada Finland ee Nato oo si xawli ah ku billaabatay: Halkan ka aqri...

Kaddib markii Talaadadii la soo dhaafay ee ku beegneyd 5.7.2022 la saxiixay dukumentiga ay dowladaha Finland iyo Sweden kula biirayaan Gaashaanbuurta Nato ayaa waxaa...

Safiirka Mareykanka u fadhiya Finland oo aad u ammaanay awoodda ciidan ee Finland

Doughlas Hickey, safiirka Mareykanka u fadhiya Finland oo wareysi siiyay Fox News ayaa sheegay in uu awoodda ciidan ee Finland la yaabay, wuxuuna Finnishka...

Cudur cusub oo la yiraahdo Furuq-daanyeereed oo six un Qaaradda yurub ugu dhex faafaya

Axad 22.5.2022.. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga dalkaan Finland (THL) ayaa shaaca ka qaadday, in ay la socon doonto xaaladda cudurka furuq-daayeereedka ee dalkaan Finland. ...

BAHDA SHABAKADDA WARBAAHINTA SOOMAALIDA FINLAND (SSMV) WAXAY IDIN LEEDAHAY “RAMADAAN WANAAGSAN!”

Bahda Warbaahinta Soomaalida Finland (SSMV) waxaa sharaf iyo nasiib u ah in ay idinla wadaagaan farxadda curashada Bisha Soon-qaad oo ah Sabti 2.4.2022. Allaha naga...

Xaalad aragagax leh oo ka dhacday Helsinki: Booliska oo guri ka helay meydka hooyo...

Booliska Helsinki ayaa sheegay in Jimcadii la soo dhaafay ee ku beegnayd 25.3.2022 ay ciidanka boolisku hawlgal ku tageen guri ku yaal xaafadda Latokartano...

Xaaladda Yukreyn (Ukraine) oo cirka isku sii shariirtay iyo Ruushka oo dagaal isu-diyaarinaya

Helsinki- Sawiro laga soo qaaday dhanka Dayac-gacmeedka (Satelite) ayaa muujinaya ciidamo Ruush oo fara badan oo ku gaadaamaan dalka Yukreyn iyo Mareykanka oo diyaaradaha...

Finland oo soo gaabisay wakhti karaantiilka uu ku jirayo qofka uu Korona ku dhaco...

Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga Finland oo marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan THL ayaa ku dhowaaqday in wakhtiga uu karaantiilka ku jiro qofka...

FINLAND oo maanta u dabbaal-degeysa maalinta xornimadeeda oo ay ka soo wareegtay 104 sano

Helsinki- 6.12.2021- Sannad kasta maanta oo kale (6.12) waxaa si mug leh dalka Finland looga xusaa maalinta ay xornimadooda ka qaateen dalka Ruushka oo...