BAHDA SHABAKADDA WARBAAHINTA SOOMAALIDA FINLAND (SSMV) WAXAY IDIN LEEDAHAY “RAMADAAN WANAAGSAN!”

Bahda Warbaahinta Soomaalida Finland (SSMV) waxaa sharaf iyo nasiib u ah in ay idinla wadaagaan farxadda curashada Bisha Soon-qaad oo ah Sabti 2.4.2022.

Allaha naga dhigo kuwii ka faa’iidaysta fadaa’iisha faraha badan ee Bisha Ramadaan iyo Guud ahaan nimcada Muslinnimada ah ee uu Alle noogu deeqay.

Ramadaan Mubaarak!

Bahda SSMV