Dowladda oo go’aan ka gaartay lafaguristii ku saabsaneyd arrimaha canshuuraha

Dowladda ay hoggaamineyso ra’iisul wasaare Sanna Marin ayaa go’aan ka gaartay lafaguristii ku saabsaneyd arrimaha canshuurta. Waxaan halkaan ku soo koobnay go’aannada ugu muhiimsan...

Wararka caalamka ee maanta iyo feyruska korona

Finland waxaa laga helay 25 qof oo cusub oo qaba feyruska korona, iyo laba xaaladood oo dhimasho ah  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca...

Shirkadda Gaadiidka Soonaha Helsinki (HSL) oo joojinaysa shaqada dhowr Bas qaar kalana shaqadooda yareynaysa

Helsinki 23.7.2020- War ka soo baxay shirkadda gaadiidka HSL ayaa lagu sheegay in xaalad dhaqaale xumo oo shirkadda ka soo wajahday safmarka Korona dartiis...

Wararka caalmka ee maanta iyo feyruska korona

Finland waxaa laga helay 91 qof oo cusub oo qaba feyruska korona, iyo laba xaaladood oo dhimasho ah  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca...

Wararka caalamka ee maanta iyo feyruska korona

Finland waxaa laga helay 47 qof oo cusub oo qaba feyruska korona, iyo laba xaaladood oo dhimasho ah  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca...

Wararka caalamka ee maanta iyo feyruska korona

Finland waxaa laga helay 49 qof oo cusub oo qaba feyruska korona.  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Arbaca 16.9.2020 laga...

Finland waxaa laga helay maanta 863 xaaladood oo feyruska korona ah

Axad 14.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 863 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Wararka feyruska korona Finland iyo caalamka intiisa kale

Finland waxaa laga helay 227 qof oo cusub oo qaba feyruska korona.  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Talaada 06.10.2020 laga...

Dibadbaxa Black Lives Matter oo maanta Helsinki ka dhacay

Fagaaraha Senaatintori ee Helsinki ayaa waxaa maalinimadii  Arbaco ah ka dhacay dibadbax lagu magacaabo Black Lives Matter. Dibadbaxan oo billowday saacaddu marki ay ahayd 5ta...

Furitaanka xadka Finland iyo Sweden oo maanta noqday warka ugu muhiimsan ee warbaahinta Isweden.

Go’aankii dowladda Finland ee lagu dabcinaayay xayiraaddii safarka ayaa wuxuu noqday warka ugu muhiimsan ama ugu horreeya ee maanta laga sii daayay qeybaha kala...