Dhaawac ka dhashay dhallinyaro ku dagaashay deegaanka Kivikko ee Helsinki
Helsinki 16.6.2020- Dagaal u dhexeeyay tiro dhallinyaro ah ayaa ka dhacay deegaanka Kivikko ee magaalada Helsinki. Dagaalkaas oo loo adeegsaday mindiyo ayaa waxaa ku...
Booska ay Finland uga jirto Liiska dalalka dagaalka kula jiro Korona oo soo hagaagay
Helsinki 13.6.2020 Bogga internetka ee uu gacanta ku hayo Gole Feker oo Mareyanka laga leeyahay oo lagu magacaabo New England Complex Systems Institute ayaa...
Munaasabad lagu daah-furayay buugga DANJIRE ee uu qoray Danjire MAXAMED CALI NUUR (Americo) oo...
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu daah-furayay buugga Danjire ee uu qoray Danjire Maxamed Cali Nuur (Americo) islamarkaasna lagu soo...
Dibadbaxa Black Lives Matter oo maanta Helsinki ka dhacay
Fagaaraha Senaatintori ee Helsinki ayaa waxaa maalinimadii Arbaco ah ka dhacay dibadbax lagu magacaabo Black Lives Matter.
Dibadbaxan oo billowday saacaddu marki ay ahayd 5ta...
Wararka caalamka ee maanta iyo feyruska korona
Finland waxaa laga helay 47 qof oo cusub oo qaba feyruska korona, iyo laba xaaladood oo dhimasho ah
Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca...
Cudur cusub oo la yiraahdo Furuq-daanyeereed oo six un Qaaradda yurub ugu dhex faafaya
Axad 22.5.2022.. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga dalkaan Finland (THL) ayaa shaaca ka qaadday, in ay la socon doonto xaaladda cudurka furuq-daayeereedka ee dalkaan Finland. ...
Wararka feyruska korona Finland iyo caalamka intiisa kale
Finland waxaa laga helay 227 qof oo cusub oo qaba feyruska korona.
Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Talaada 06.10.2020 laga...
Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed, Ergeyga Gaarka ah ee dowladda Finland u qaabilsan nabadaynta...
Muqdisho, Soomaaliya: Ergeyga Gaarka ah ee dowladda Finland u qaabilsan nabadaynta iyo dhexdhexaadinta Geeska Afrika Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed oo maalmahan safar shaqo...
Abdirahim Hussein ”Husu” oo loo doortay Agaasimaha Fulinta dalladda Moniheli
Helsinki 11.6.2020 Moniheli oo sannadkan 10 sano jirsatay ayaa waxay Husu u doortay in uu noqdo Agaasimaha Fulinta Dalladdaa Moniheli. Mas’uuliyadda maamulka Moniheli ayaa...
War wanaagsan: Metrooga oo dhowaan tegaya xaafadda Kivenlahti ee magaalada Espoo
Gaadiidka inta badan dhulka hoostiisa mara ee Metrooga loo yaqaan ayaa laga billaabo 3:da bisha Disembar ee sannadkan 2022 ka shaqo billaabaya inta u...











