Finland waxaa laga helay 618 qof oo cusub oo qaba feyruska korona ah iyo...

JImce 27.11.2012. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 619 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Wasaaradda caafimaadka iyo arrimaha bulshada oo feyruskii korona uu gudaha u galay

Sida laga soo xigtay xafiiska xoghaynta ee golaha dawladda dhowr qof oo ka tirsan shaqaalaha wasaaradda caafimaadka iyo arrimaha bulshada ayaa u nuglaaday feyrsuka...

13 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia.

13 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 66 > Somaliland: 46 > Puntland: 12 > Benadir: 5 > South West: 2 > Jubbaland: 1 >...

Rugta Caafiimaadka Kannelmäki, Helsinki oo shirkad gaar loo leeyahay lagu wareejiyay

Helsinki 11.6.2020 Golaha Deegaanka Magaalada Helsinki ayaa cod ku ansixiyay soojeedin ka timid Xisbiga Isbahaysiga (Kokoomus) kan Cagaarkuna (Vihreä) uu ku raacay. Wareejinta rugta Caafimaadka...

Tababarka iyo tacliinta booliska Finland oo dunida ammaan ka helay, waa maxay sababtu?

Helsinki 13.6.2020 Booliska Finland ayaa maalmahan soo jiitay indhaha Caalamka kaddib markii CBS oo ah warbaahin Mareykanka laga leeyahay ayaa tababarka la siiyo booliska...

Booska ay Finland uga jirto Liiska dalalka dagaalka kula jiro Korona oo soo hagaagay

Helsinki 13.6.2020 Bogga internetka ee uu gacanta ku hayo Gole Feker oo Mareyanka laga leeyahay oo lagu magacaabo New England Complex Systems Institute ayaa...

WHO oo faahfaahin ka bixisay hadal ay horay u sheegtay oo ku saabsanaa sida...

Vantaa 11.6.2020 Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa faahfaahin ka bixiyay bayaan lagu jahawareeray oo uu horay sii daayaan, bayaankaas oo sheegayay in dadka qaba cudurka...

11 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia

11 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia > New cases confirmed today: 61 > Somaliland: 25 > Benadir: 13 > Galmudug: 8 > Puntland: 5 > South West: 8 >...

Abdirahim Hussein ”Husu” oo loo doortay Agaasimaha Fulinta dalladda Moniheli

Helsinki 11.6.2020 Moniheli oo sannadkan 10 sano jirsatay ayaa waxay Husu u doortay in uu noqdo Agaasimaha Fulinta Dalladdaa Moniheli. Mas’uuliyadda maamulka Moniheli ayaa...

COVID19 Update from Somalia

09 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. New cases confirmed today: 48 Benadir: 19 Somaliland: 17 Puntland: 8 Galmudug: 2 Hirshabelle: 2 Male: 34 Female: 14 Recovery: 19 Death: 1
------------------------------------ Total confirmed cases: 2,416
Total...