Wasaaradda caafimaadka iyo arrimaha bulshada oo feyruskii korona uu gudaha u galay

Sida laga soo xigtay xafiiska xoghaynta ee golaha dawladda dhowr qof oo ka tirsan shaqaalaha wasaaradda caafimaadka iyo arrimaha bulshada ayaa u nuglaaday feyrsuka korona.

Dadka looga shakisan yahay in ay u nuglaadeen feyruska waa lala kulmay, waxaana shaqada ay ka sii wadi doonaan gurigooda.

Sidoo kale wasiirka adeegga asaasiga ah iyo qoyska Krista Kiuru waxaa shaqadeeda loo wareejin doonaa dhanka internetka oo ay gurigeeda ka wdi doonto, waxaana laga qaadi doonaa saamiga baarista feyruska korona.

Isha warka / HS