Xaaladda guud ee Korona iyo Finland oo kooban

804 qof oo feyruska korona qaba iyo hal dhimasho cusub ah (Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 18.03, saacadda 12.50)

 

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 708 800 (+ 24 400)
Tirada laga helay feyruska 69 497 (+ 804)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda     144 (+1)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka      81 (+2)
Qaybta gargaarka degdegga ah    50 (-6)
Tirada dhimashada     805 (+1)
Feyruska nooca cusub 1 736 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 1 633 xaaladood ah, iyo 102 ah nooca laga helayK/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah 12.03
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 671 647 oo qof (18.03)

Xigasho: THL