Wararka caalmka ee maanta iyo feyruska korona

Finland waxaa laga helay 93 qof oo cusub oo qaba feyruska korona, iyo laba xaaladood oo dhimasho ah  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca...

Wararka feyruska korona ee Finland iyo caalamka intiisa kale

  Finland waxaa laga helay 213 qof oo cusub oo qaba feyruska korona  Axad 15.11.2012. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta...

Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland 8.6.2020, 18.36 saac (Wakhtiga Helsinki) Finland Guud ahaan dalka Finland lagama diiwaangelin wax kiis ah oo cusub. Tirada guud...

Wararka feyruska korona Finland iyo caalamka intiisa kale

Finland waxaa laga helay 296 qof oo cusub oo qaba feyruska korona.  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Khamiis 08.10.2020 laga...

Xildhibaan ku jira baaramaanka Finland oo ku jeesjeesay George Floyd oo ay booliska Maraykanku...

Xildhiban Ano Turtiainen oo baarlamaanka Finland ku metala Xisbiga Perussuomalaiset ee midigta u janjeera dadka soogalootiga ahna ka soo horjeeda ayaa wuxuu bartiisa Twitter:ka...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 12.6.2020, 20.00 saac (Wakhtiga Helsinki) Finland Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7073. Tiradii shalay...

Talosoojedinta ku saabsan qaadashada afshareerka oo la adkeeyay

Kooxda shaqada ee isuduwidda howlaha korona ee caasimadda iyo nawaaxigeeda ayaa maanta soo saaray qaabab cusub oo looga hortagaayo faafista feyruska korona. Qaababkaan cusub iyo...

COVID19 Update from Somalia 10.6.

10 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 36 > Somaliland: 13 > South West: 10 > Jubbaland: 8 > Benadir: 4 > Galmudug: 1 >...

Finland waxaa laga helay 541 qof oo cusub oo qaba feyruska korona ah

Sabti 28.11.2012. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 541 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Wararka caalamka ee maanta iyo feyruska korona

Finland waxaa laga helay 164 qof oo cusub oo qaba feyruska korona, iyo hal qof oo u dhintay Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca...