Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland 8.6.2020, 18.36 saac (Wakhtiga Helsinki) Finland Guud ahaan dalka Finland lagama diiwaangelin wax kiis ah oo cusub. Tirada guud...

COVID19 Update from Somalia 10.6.

10 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 36 > Somaliland: 13 > South West: 10 > Jubbaland: 8 > Benadir: 4 > Galmudug: 1 >...

War wanaagsan: Metrooga oo dhowaan tegaya xaafadda Kivenlahti ee magaalada Espoo

Gaadiidka inta badan dhulka hoostiisa mara ee Metrooga loo yaqaan ayaa laga billaabo 3:da bisha Disembar ee sannadkan 2022 ka shaqo billaabaya inta u...

Finland waxaa laga helay maanta 312 xaaladood oo feyruska korona ah

Axad 14.02.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 312 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Dhaawac ka dhashay dhallinyaro ku dagaashay deegaanka Kivikko ee Helsinki

Helsinki 16.6.2020- Dagaal u dhexeeyay tiro dhallinyaro ah ayaa ka dhacay deegaanka Kivikko ee magaalada Helsinki. Dagaalkaas oo loo adeegsaday mindiyo ayaa waxaa ku...

Ururka Faca weyn ee SOCUS RY oo daahfuray Somali Cup iyo madax kala duwan...

Ururka SOCUS RY oo Somali Cup qabanqaabinayay muddo ka badan 20 sano ayuu Guddoomiyaha Ururka Cabdulqaadir Macalin Cilmi (Qooje) ku dhawaaqay in Somali Cup...

Coronavirus – Somalia: Update on COVID-19 in Somalia (8th June 2020)

08.6.2020: Update on COVID19 New cases confirmed today: 34 Somaliland: 19 Galmudug: 15 Male: 24 Female: 10 Recovery: 29 Death: 1 Total confirmed cases:...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland

(Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi) 7.6.2020, 17.56 saac (Wakhtiga Helsinki) Finland Guud ahaan dalka Finland lagama diiwaangelin wax kiis ah oo cusub. Tirada guud ee kiisaska fayruska...

Booska ay Finland uga jirto Liiska dalalka dagaalka kula jiro Korona oo soo hagaagay

Helsinki 13.6.2020 Bogga internetka ee uu gacanta ku hayo Gole Feker oo Mareyanka laga leeyahay oo lagu magacaabo New England Complex Systems Institute ayaa...

Khabiir caafimad oo sheegay in Mowjadda Korona aysan Finland ku soo rogmanayn

Khabiir ku takhasusay cilmiga adkaysiga iyo difaaca jirka ayaa sheegay in feejignaanta ay Finland ka feejigantahay fayruska Korona ay ka hortagayso in uu fayrusku...