Wararka feyruska korona ee Finland iyo caalamka intiisa kale

Finland waxaa laga helay 469 qof oo cusub oo qaba feyruska korona iyo hal qof oo u dhintay feyruska awgiis  Sabti 21.11.2012. Hay’adda caafimaadka iyo...

Wararkii ugu dambeeyay ee Korona- Finland oo laga helay 43 qof oo cusub oo...

Sida ay sheegtay Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL waxaa Talaada 25.8 laga helay dalkan Finland 43 qof oo hor leh oo uu ku dhacay...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 22.6.2020- Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7144. Waxaa isbitaalka lagu dabiibayaa 21 qofood halka...

Wararka Finland ee Koronaha iyo maanta

Finland waxaa laga helay 25 qof oo cusub oo qaba feyruska korona  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Jimce 4.9.2020 laga...

23 June 2020: Update on COVID-19 from Somalia.

23 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 23 > Somaliland: 18 > Benadir: 5 > Male: 18 > Female: 5 > Recovery: 11 > Death:...

Duqa magaalada Espoo oo ku booriyay dadweynaha reer Espoo in ay u hoggaansamaan hagista...

Duqa magaalada Espoo Jukka Mäkelä ayaa ka codsaday dadweynaha reer Espoo, in ay dhammaantood u hoggaansamaan hagista ku saabsan arrimaha korona ee ay howlwadeennada...

Finland waxaa laga helay maanta 265 xaaladood oo feyruska korona ah iyo xal xaalad...

Arbaca 03.02.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 265 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Finland oo hakisay diyaaradaha Ingiriiska ka imaanaya iyo dadka Ingiriiska ka yimid oo loogu...

Helsinki 22.12.2020- Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga Finland (THL) waxay soo jeedinaysaa in dhammaan dadka ka yimid Ingiriiska 7.12.2020 ama wixi ka dambeeyay ay aadaan...

Dowlada Finland oo dalka ku soo rogtay saddex toddobaad oo xaalad aan caadi ahayn...

Khamiis 25.2.2021. Golaha wasiirrada dalkaan Finland ayaa shir jaraa’id oo ay maanta qabteen waxaa ay kaga hadleen howlaha cusub ee looga hortagaayo feyruska korona...

50 qof oo magaalada Espoo deggan ayaa la faray in ay is gooni-soocaan, sababo...

50 qof oo deggan magaalada Espoo ayaa loo diray fariimo tilmaan hagiseed oo faraya in ay iyagu si iskood ah isu gooni-soocaan, kadib markii...