Dad badan ayaa u dayacmay qaadista feyruska korona oo karantiil la geliyay

Iskuullo dhowr ah iyo xannaanooyin ka tirsan magaalooyin kala duwan oo dalkaan Finland ah ayaa carruurtii dhiganaysay iyo shaqaalihiiba waxaa la geliyay karantiil, kaddib...

Degdeg: Xayiraadihii horay u saarnaa Caasimadda iyo magaalooyinka la ood-wadaagta ah oo sii soconaya...

Helsinki 11.12.2020- Kooxda isuduwidda hawlaha Korona ee Caasimadda iyo magaalooyinka ku xeeran ayaa waxay maanta oo ku beeggan 11.12.2020 go’aamiyeen in la sii wado...

Hay’adda THL oo maanta soo bandhigtay ablikeeshinka raadraaca feyruska korona

Ablikeeshinka loogu magacdaray Koronavilkku ee loogu talo galay raadraaca faafista feyruska korona ayaa waxaa lagala soo degi karaa laga bilaabo maanta suuqyada la dhigo...

Finland waxaa laga helay 56 qof oo cusub oo qaba feyruska korona, iyo xaaladda...

 Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta 56 qof oo cusub oo qaba feyruska korona laga helay Finland. Tirada guud...

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dunidu u qaybsantahay qolo nafaqo darro dillootay iyo qolo...

Helsinki 13.7.2020- QM ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in sannadkan sagaalkii qofood ee dunida ku nool uu hal qof gaajo la ildaranyahay. Abaaro,...

Magaalada Helsinki oo shaaciysay goobaha lagu qaybinayo af-shareerka (Kasvomaskit) lacag la’aanta ah

Helsinki 21.8.2020- War maanta ka soo baxay magaalada Helsinki ayaa lagu shaaciyay liiska goobaha lagu qaybinayo af-shareerka lacag la’aanta ah ee loogu talaggalay dadka...

Wararka feyruska korona ee Finland iyo caalamka intiisa kale

Finland waxaa laga helay 219 qof oo cusub oo qaba feyruska korona. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in JImce 23.10.2020 laga...

Magaalada Espoo oo billowday qaybinta af-shareer lacag la’aan ah–Hoos ka aqri goobaha lagu qaybinayo...

Espoo 21.8.2020- War rasmi ah oo ka soo baxay maamulka magaalada Espoo laguna daabacay barta ay magaaladu Internetka ku leedahay ayaa lagu sheegay in...

Wararkii Feyruska korona iyo caalamka intiisa kela

Jarmalka oo tirada dadka laga helaayo feyruska korona ay sii kordheyso.  Dalka Jarmalka waxa afar iyo labaatankii saac ee la soo dhaafay laga helay feyruska...

Ablikeeshinka koronavillku oo la geliyay faafistii ugu horreysay ee feyruska korona

Waxaa dhici karta in ablikeshinka koronavilkku uu waqti dhow baaq digniin ah kuu sameeyo ama ay kuugu soo dhacdo farriinta ka digeysa u nuglaanta...