Home Barnaamijyo TERVEYS/Caafimaadka

TERVEYS/Caafimaadka

Wararka Korona iyo maanta

Finland waxaa laga helay 39 qof oo cusub oo qaba feyruska korona  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Khamiis 3.9 2020...

Dowladda Finland oo 3 Milyan oo EURO oo dheeri ah ugu deeqday Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Finland ayaa sheegtay inay kordhisay taageerada dhaqaale oo ay siineyso Soomaaliya, iyadoo ugu deeqday 3 milyan oo Euro oo dheeri ah,...

Ablikeeshinka sida aadka ah loo sugaayay ee raadraaca feyruska korona, kaasoo loo bixiyay magaca...

Ablikeeshinka sida aadka ah loo sugaayay ee raadraaca feyruska korona, kaasoo loo bixiyay magaca ah ”Koronavilkku”oo soo baxaya Isiinta 31.8.  Ablikeeshin (sovellus) cusub oo loogu...

Mowjaddii labaad ee Korona oo la sheegayo in ay Finland ku dhufatay

Helsinki 6.8.2020- Maareeyaha Hus Juha Tuominen oo marti ku ahaa barnaamijka A-Studio ayaa sheegay in mowjaddii labaad ee la saadaalinayay ee Korona ay billaabatay...

Finland oo laga soo saaray hab cusub oo lagu daaweeynayo dadka uu wadnuhu istaago

Turku 10.7.2020- Cilmi-baaris daawo oo lagu sameeyay isbitaalka dhexe ee jaamacadda Turku ayaa waxaa ka soo baxay nidaam cusub oo lagu daweynayo dadka uu...

Feyruska Korona miyuu markale ku dhacaa qofkii uu horay ugu dhacay?

Helsinki 26.8.2020 Waxaa xilligii uu soo ifbaxay cudurkaan safmarka ah ee feyruska korona aad loo hadal hayay warar sheegaya, in mar hadii uu qofka...

Wararkii ugu dambeeyay ee Feyruska Korona ee daafaha caalamka

 Tirada dadka laga helay feyruska korona ee Talyaaniga oo kor u sii kacaysa Dalka Talyaaniga waxaa maalinkii Axadda ahayd laga helay in ka badan 1200...

24 June 2020: Update on COVID-19 from Somalia.

24 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 25 > Somaliland: 17 > Benadir: 7 > South West: 1 > Male: 19 > Female: 6 >...

Waxaa la shaaciyay shan siyaabood oo fudud oo looga hortegi karo mowjadda labaad ee...

Helsinki 10.8.2020- Waxaa markale sare u kacay fiditaanka fayruska Korona ee gudaha Finland, sida ay khubarada iyo hawlwadeennada caafimaadku qabaanna, mowjaddii labaad ee safmarka...

22 June 2020: Update on COVID-19 from Somalia.

22 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 33 > Puntland: 21 > Somaliland: 7 > Galmudug: 5 > Male: 30 > Female: 3 > Recovery:...