Barnaamijka Arrimaha Bulshada: Ka wacyigelinta bulshada cudurka safmarka ah ee feyruska korona

Toddobaadkan barnaamijkeena Arimaha Bulshada waxaanu ku soo qaadaneynaa ka wacyi-gelinta bulshada cudurka safmarka ah ee feyruska korona.  Barnaamijkan oo uu soo jeedinayo Abdirisak Sugulle...

Hay’adda nololwanaagga iyo caafimaadka dalkan Finland (THL) ayaa ka hadashay dad laga helay xanuunka...

Espoo 12.7.2020- Sida ay sheegtay Hay’adda nololwanaagga iyo caafimaadka dalkan Finland (THL) waxaa maanta dalka Finland laga helay saddex qofood oo kaliya, kuwaas oo...

Finland waxaa laga helay maanta 280 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...

Finland waxaa laga helay maanta 280 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo hal xaalad oo dhimasho cusub ah  Khamiis 06.05.2021. Hay’adda caafimaadka iyo...

Xaaladda Korona ee Finland oo gaartay meeshii ugu sarreysay iyo tirada oo haatan toban...

Helsinki 30.9.2020- Hay’adda Caafimaadka iyo Nololwanaagga Finland (THL) ayaa shaacisay in tirada guud ee haatan diiwaanka la geliyay oo uu fayruska Korona Finland kula...

Ahdistavatko korona ja keuhkosairaudet tai etsitkö vastauksia koronaa koskeviin kysymyksiin?

Älä jää huolesi kanssa yksin, Keuhkohuoli-linja on auki sinua varten Ma - pe klo 13-17 suomenkielinen, palvelunumero 0800- 390310 Tiistai klo 14-16 somalinkielinen, palvelunumero 0800-...

Kooxda iskuduwidda arrimaha korona ee caasimadda iyo hareeraheeda oo soo saaray xadaymo cusub

Jimce 27.11.2020.  Xadaymaha cusub ee ay soo saareen kooxda iskuduwidda arrimaha korona ee caasimadda iyo hareeraheeda ayaa waxaa ay khuseeyaan magaalooyinka Helsinki, Espoo, Vantaa...

Finland waxaa laga helay maanta 399 xaaladood oo feyruska korona iyo 6 xaaladood oo...

Khamiis 21.01.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 399 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Xaaladihii ugu dambeeyay ee feyruska korona iyo cabsi xooggan oo laga qabo in uu...

Espoo 12.8.2020- Sida ay sheegtay hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL waxaa Finland maanta laga helay xanuunka 19 qof oo cusub oo qaba feyruska Korona. Illaa...

2 Qof oo Korona Feyrus ugu geeriyooday Finland iyo Iskuulada oo isu diyaarinaya in...

Espoo 5.8.2020- Labo qof ayaa Korona Feyrus ugu geeriyootay dalka Finland, taasoo tirada guud ee cudurka ugu geeriyootay  ka dhigeysa 331 qof, sida ay...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 15.6.2020 -Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7108. Tiradii shalay waxaa ku korortay 4...