Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 15.6.2020 -Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7108. Tiradii shalay waxaa ku korortay 4 kiis.

Waxaa isbitaalka lagu dabiibayaa 19 (6 kiis ayeey tiradii shalay hoos uga dhacday) qofood halka qaybta gargaarka degegga ah ay ku jirto 3 qofood (2 kiis ayaa ayaa tiradii shalay ku korortay).

Illaa iyo hadda waxaa la diiwaangeliyay 326 qofood (waxba kuma kordhin tiradii shalay) oo fayruska Korona u geeriyootay.

Xigasho: YLE/THL