Finland waxaa laga helay maanta 632 xaaladood oo feyruska korona ah

Sabti 20.02.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 632 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Finland waxaa laga helay maanta 640 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...

Talaada 23.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 640 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Xaaladda Korona ee Finland

Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 782 400 (+ 7500) Tirada laga helay feyruska 44 039 (+ 423)   Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda         79 (-2) Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka         37...

Finland waxaa laga helay maanta 224 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...

Finland waxaa laga helay maanta 224 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo 2xaaladood oo dhimasho ah Talaada 27.04.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL...

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 143 xaaladood oo feyruska ah iyo 2 xaaladood...

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 10.05 saacadda 13.10. Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 644 100 (+ 28 000) Tirada laga helay feyruska 88 866 (+ 534) ·      ...

Magaalada Helsinki oo bilowday maanta tallaalista dadka da’doodu ka weyn tahay 85 sano

Isniin 01.02. Magaalada Helsinki ayaa maanta bilowday in ay feyruska korona ka tallaasho dadka sannadkaan buuxiyay da’da 85-ta sano ee reer Helsinki ah, sidoo...

Finland waxaa laga helay maanta 385 xaaladood oo feyruska korona ah iyo 4 dhimasho...

Talaada 16.02.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 385 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Xaaladda Korona ee Finland

(waxaa warkaan la cusboonaysiiyay Jimce 22.1, saacadda 16.40)   Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 699 800 (+ 9500) Tirada laga helay feyruska 41 915 (+ 350) Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda     ...

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland (444 qof oo feyruska korona qaba iyo 1...

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimce 19.02, saacadda 15.00)   Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 146 700 (+ 15 700) Tirada laga helay feyruska 52 653 (+ 444)   Tirada...

Magaalada New York ayaa waxaa ku dhex faafaya nooc cusub oo feyruska korona ah...

Khamiis 25.2.2021. Magaalada New York ee dalka Maraykanka waxaa si xawli leh ugu dhex faafaya nooc cusub ee feyruska korona ah, kaasoo keenay welwel...