Xaaladda Korona ee Finland

Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 782 400 (+ 7500)
Tirada laga helay feyruska 44 039 (+ 423)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda         79 (-2)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka         37 (-10)
Qaybta gargaarka degdegga ah          22 (+2)
Tirada dhimashada        664 (+4)
Feyruska nooca cusub 112 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 102 xaaladood ah, iyo 10ah nooca laga helay K/afrika
Tirada dadka la tallaalay   Qiyaastii 117 000 oo qof

Xigasho: THL