Xaaladda guud ee Korona iyo Finland (444 qof oo feyruska korona qaba iyo 1 dhimasho cusub ah)

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimce 19.02, saacadda 15.00)

 

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 146 700 (+ 15 700)
Tirada laga helay feyruska 52 653 (+ 444)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda     69 (+7)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka      48 (+0)
Qaybta gargaarka degdegga ah     24 (-3)
Tirada dhimashada     726 (+1)
Feyruska nooca cusub 524 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 501xaaladood ah, iyo 22 ah nooca laga helay K/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 243 973 qof (18.2)

Xigasho: THL