Xaaladda Korona ee Finland

(waxaa warkaan la cusboonaysiiyay Jimce 22.1, saacadda 16.40)

 

Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 699 800 (+ 9500)
Tirada laga helay feyruska 41 915 (+ 350)
Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda         61 (-5)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka         51 (-5)
Qaybta gargaarka degdegga ah          24 (-2)
Tirada dhimashada        644 (+6)
Tirada dadka la tallaalay   Qiyaastii 91 000 00 qof
Feyruska nooca cusub 86, nooca ingiriiska oo 80 xaaladood ah, iyo 6 ah nooca laga helay K/afrika

Xugasho:THL