Guddiga iyo hawlwadeennada Ololaha Dib u doorashada Xildhibaan Suldaan Said Ahmed oo markale maanta...

Hawlwadeennada iskood isu-xilqaamay iyo guddiga Ololaha dib u doorashada Xildhbaan Suldaan Said Ahmed ayaa mar-qura maanta isku-fidiyay goobaha ay dadku ku badan yihiin ee...

Warbaahinta Finland iyo tan caalamka oo si weyn wax uga qortay soojeedinta iyo hindisaha...

Ururka Maaliyadda ee (Finanssiala ry): Ma jirto caqabad ku gudban aasaasidda Bangiyo Islaami ah Kaddib markii uu Xildhibaan Suldaan Said Ahmed baarlamaanka Finland u gudbiyay...

WARBIXIN GAAR AH: Maanta (22.3.2023) waxaa billaabatay codbixinta hordhaca ah ee doorashada baarlamaanka Finland-...

Waxaa maanta loo dareeray goobaha codbixinnada hordhaca ah ee doorashada baarlamaanka Finland, taas oo lagu soo dooranayo 200 oo xildhibaan oo noqon doono sharci-dejiyayaasha...

HOGGAANKA IYO CULIMADA MASAAJIDDA FINLAND OO KULAN LA QAATAY XILDHIBAAN SUDLAAN SAID AHMED 20.3.2023

Kulan dhexmaray Culimada iyo maamullada Masaajidda dalka Finland iyo xildhibaan Suldaan Said Ahmed ayaa looga hadlay xaaladda guud ee Muslimiinta Finland, wadashaqeyntii culimada iyo...

Kulan isbarasho, xogwareysi iyo talo-wadaag ah oo Baarlamaanka Finland ku dhexmaray horseedka dhallinyarada Finland-...

Kulan ujeedkiisu ahaa is-xog-wareysi, talo-wadaag, isbarasho iyo isku-xirka dhallinyarada Finnishka ah ee asal ahaan dalka u soo guuray ama ka soo jeeda qoysas dalkan...

Buugaagta qoraa sare Dr. Xuseen M. Cabdulle “Wadaad” oo lagu soo bandhigay xarunta Ururka...

Madal aad loo soo agaasimay oo ka dhacday xarunta Kanava ayna ka soo qaybgaleen hoggaanka, siyaasiyiinta, aqoonyahannada, culimada iyo dhallinyarada Soomaaliyeed ee Finland ku...

Baarlamaanka Finland oo maanta (3.3.2023) yeeshay fadhigii ugu dambeeyay ee muddo xileedkiisa 2019-2023 iyo...

Arrinta xiisaha leh ee mudan in la xuso ayaa ah, in Baarlamaankan xilligiisu dhammaadka yahay uu ka mid ahaa MP Suldaan Said Ahmed oo...

Maxaad kala socotaa meesha uu marayo xeerka la doonayay in wax looga beddelo gawraca...

Guddiga dastuurka ee baarlamaanka Finland oo war ka soo saaray xeerka la doonayay in wax looga beddelo hab-raaca gawraca xoolaha  ee diimaha waafaqsan. Guddiga Dastuurka...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland oo kulan soo dhoweyn, xogwareysi iyo casho-sharaf ah la yeelatay...

Xarunta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland ayaa waxaa ka dhacay kulan ay horseedka jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland ka soo qaybgaleen Jaaliyadduna soo qabanqaabisan oo lala...

Weriyaha caanka ah Khaalid Foodhaadhi oo safar shaqo ku yimid dalka Finland

Khaalid Foodhaadhi oo safka hore uga jira weriyayaasha warbaahinta danabaysan adeegsada ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha Vantaa-Helsinki ee dalka Finland. Weriye Khaalid oo...