Maxamed Axmed Bashiir oo ka warbixiyay Mashruuca Shabakadda Dhallinyarada (NUVE)
HELSINKI - Maxamed Axmed Bashiir ayaa Warbaahinta Soomaalida Finland (SSM) uga warbixiyay Mashruuca Shabakadda Dhallinyarada (NUVE) ee Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland (Suomen somalialaisten...
Cayaaraha Kubbadda Cagta ee Somali Week 2020 oo Helsinki lagu soo gebagebeeyay
Helsinki - Cayaaraha Kubbadda cagta ee Somali Week 2020 ayaa Helsinki lagu soo gebagebeeyay maalinimadii Axadda 21-6-2020, halkaas oo ay ku cayaareen Afar kooxood...
Mahad Omar Sheikh Musse, Helsingin etsivä nuorisotyöstä on tänään Suomen Somali Median vieraana.
Tässä ohjelmassa Mahad Omar Sheikh Musse kertoo kattavasti somalinkielellä, miten Helsingin etsivä nuorisotyö auttaa nuoria, jotka ovat eri elämän tilanteessa.
Ohjelman lopussa, Mahadilla on nuorille,...
Hage ka shaqeeya Waaxda Dhallinyarada ee Magaalada Helsinki oo u waramay Suomen Somali Media
Helsinki 23.6.2020- Waxaan maanta booqannay Waaxda Dhallinyarada magaalada Helsinki. Waxaan halkaas kula kulannay Mahad Cumar Sheekh Muuse oo ka shaqeeya mashruuca Outreach ee magaalada...
Dhibaatooyinka dhallinyaradeenna maxaa nagala gudboon.
Waxaa arrin lala yaabo ah waxa markasta oo doorasho soo dhowdahay ku beega dhibaato ay geysteen dhallinyaradeenna. Afar sano kahor ayay ahayd markii doorashada...
Dhallinyaro ajnabi oo ay kuwo soomaaliyeed ka mid yihiin, oo dagaal toorey iyo budhadh...
Khamiis 01.04.2021. Toban dhallinyaro ah oo da’doodu u dhexeyso 20-25 sano jir ajnabi ah ayaa maanta xabsiga la dhigay, iyadoo lagu soo eedeyeey dhac...
Booliska oo ka digay maandooriye cusub oo sababay dhimashada illaa 10 dhalinyaro ah magaalooyinka...
Axad 02.05.2021: Booliska magaalada Turku ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan baaritaanka kiis ku saabsan dhimashada 5 dhalinyaro ah, kuwaasoo sida boolisku sheegeen...
Dowladda Finland oo markii ugu horreysay Qunsul sharafeed ku yeelanaysa dalka Jabuuti- MP Suldaan...
Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed, Ergeyga gaarka ah ee dowladda Finland u qaabilsan nabadaynta iyo dib u heshiisiinta Geeska Afrika oo wakhti aan fogeyn...
Duqa magaalada Turku, Minna Arve oo madal af-fur ah u samaysay jaaliyadda Muslimiinta ah...
Magaalada Turku, caasimaddii hore ee Finland ayaa waxaa ka dhacday munaasabad si wacan loo soo agaasimay oo ay ku wada af-fureen culimada, hoggaanka, siyaasiyiinta...
Wasiirka Dhallinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku yimid dalka Finland
Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya Md. Maxamed Barre Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah oo afar cisho ah uga bilaabatay dalkan Finland, iyadoo garoonka...













