Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland oo kulan dhiirrigelin iyo taageero ah u qabatay Xildhibaan Suldaan...

Kulan si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacay magaalada Helsinki, Finland ayaa waxaa shahaado sharaf lagu guddoonsiiyay Xildhibaan Suldaan Said Ahmed. Kulanka...

Dabbaaldegga soo-jireenka ah ee ardayda dhammaynaysa dugsiga sare (penkkarit) oo ka dhacaya maanta guud...

Maanta oo ku beeggan 9.2.2023 waxaa guud ahaan dalka Finland ka dhacaya dabbaaldegga ay ardayda Finland ee dhammanaysa dugsiga sare dhigaan marka ay waxbarashada...

Xukuumadda Finland oo markale si ku meelgaar ah u xirtay xuduudda Bari ee ay...

War rasmi ah oo ka soo baxay xukuumadda Finland 14.12.2023 ayaa lagu shaaciyay go'aan ay xukuumaddu ku gaartay in markale xuduudda bari ee Ruushka...

Cabsida laga qabo in qarax Nukliyeer uu Yurub ka dhaco oo korortay- Wasaaradda sooshalka...

Wasaaradda sooshalka iyo caafimaadka oo cusboonaysiisay tilmaanbixinteeda ku aaddan isticmaalka daawada aayodhiin ee la isticmaalo marka ay jirto khatarta kaaha ama shucaaca (säteilyvaara).  Ku boorinta...

Warbaahinta Finland iyo tan caalamka oo si weyn wax uga qortay soojeedinta iyo hindisaha...

Ururka Maaliyadda ee (Finanssiala ry): Ma jirto caqabad ku gudban aasaasidda Bangiyo Islaami ah Kaddib markii uu Xildhibaan Suldaan Said Ahmed baarlamaanka Finland u gudbiyay...

Agabkii ugu horreeyay oo afka Soomaaliga loogu baranayo hab dijitaal ah oo Jaamcadda Helsinki...

Madal aad loo soo agaasimay oo ka dhacday Kuliyadda waxbarashada mcallimiinta ee jaamacadda Helsinki ayaa lagu soo bandhigay agab qaab dijitaal ah loogu baranayo...

Koronavuosi 2021 vaihtui Somaliassa ilman demokraatista vallanvaihtoa

Vuosi 2021 vaihtui Somaliassa samalla tavalla kuin kaikkialla maailmalla koronanepidemian jatkoaikana, ja demokraattinen vallanvaihtokin jäi toteutumatta eikä näytä lähitulevaisuudessa toteutuvankaan. Olin Mogadishussa vuoden vaihtuessa, kun...

Finland oo lagu xusay Maalinta Ragga ee Caalamiga ah iyo maalinta ragga ee Afrika-...

Waxaa magaalada Vantaa ee Koonfurta dalka Finland lagu qabtay 19.11.2022 xuska Maalinta Ragga ee Caalamiga ah, taas oo ay barbar-socotay maalinta ragga ee Afrika. Madal...

WARBIXIN: Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland oo caasimadda Helsinki ku xustay Maalinta 1:da Luulyo ee...

Munaasabad aad u ballaaran oo uu soo qabanqaabiyay ururka Meh ry ayna taabbagelinteeda qayb ka qaateen ururo iyo dad magac iyo qaddarrin ku dhex...

Xukuumadda Finland oo qalqal siyaasadeed wajahaysa: Hindise-sharciyeedka daryeelka caafimaadka ee baarlamaanka horyaal oo xukuumadda...

Xukuumadda isbahaysiga ah ee Finland ayaa wajahaysa xasarad-siyaasadeed sababi karta sida ay khubarada siyaasaddu sheegayaan, in xukuumaddu dhacdo. Xasaradda siyaasadeed ee haatan ka dhex jirta...