Home Barnaamijyo NUORET/Dhalinyarada

NUORET/Dhalinyarada

Ururka Somalitoons oo markii saddexaad Helsinki ku qabtay maalinta dhaqanka Af-ka Soomaaliga

Waxaa maanta oo ku beegan 27.1.2024 lagu soo bandhigay Xarunta Vuotalo ee Bariga Helsinki dhaqanka Soomaalida, halkaas oo ay ka soo qaybgaleen dadweyne fara...

Diblumaasi, xildhibaan Suldaan Said Ahmed oo loo magacaabay ergayga gaarka ah ee Finland u...

Helsinki- War rasmi ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Finland laguna daabacay bogga internetka ee dowladda Finland warbaahinta gudaha iyo kuwa dibaddana...

Xuska 20 sano-guurada ururka R3 oo lagu qabtay magaalada Vantaa iyo duqa magaalada...

Ururka R3 Maahanmuuttajannuorten Tuki ry ayaa xuska 20 sano guurada ka soo wareegtay aasaaska ururka  oo lagu lamaaniyay xuska 50 sano guuradii magaalada Vantaa...

Xaflad lagu soo dhoweynayay Guddoomiyaha xiriirka kubadda kolayga Soomaaliyeed Dr. Cabdullaahi Nuur Maxamed laguna...

Xaflad aad loo soo agaasimay ayna ka soo qaybgaleen martisharaf ka kala socotay qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee Finland ku dhaqan ayaa...

Al-Ihsan Umra Group oo sannadkan idiin diyaarisay adeeg hufan iyo hawl fudud oo lagu...

Waxaa dalka Finland ka ambabaxday 22.12.2023 jameeco Cumrada soo gudanaysa oo ay hoggaaminayaan Culimada magaca ku leh Muslimiinta Finland oo kala ah Sh Cabdulqaadir...

Putinin Venäjä myöntää auliisti viisumeja nuorille afrikkalaisille

Venäjä kiusaa Ukrainaa tukevia Euroopan maita ehdoin tahdoin keinoja kaihtamatta. Uusin kiusaamisen muoto on viisumien myöntäminen afrikkalaisille nuorille käytännössä ilman ehtoja. Työttömät, epätoivoiset ja ymmärrettävästi...

Xukuumadda Finland oo markale si ku meelgaar ah u xirtay xuduudda Bari ee ay...

War rasmi ah oo ka soo baxay xukuumadda Finland 14.12.2023 ayaa lagu shaaciyay go'aan ay xukuumaddu ku gaartay in markale xuduudda bari ee Ruushka...

Golaha deegaanka magaalada Helsinki oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay hindise lagu doonayo in...

Yanar Ozan oo ah Mudane ka tirsan Golaha deegaanka magaalada Helsinki xubinna ka ah xisbiga Cagaarka (Vihreät) oo soojeediyay hindise uu ku dalbanayo, in...

Ururka FinnSom oo kaashanaya safaaradda Finland ee Soomaaliya oo muqdisho ku qabtay madasha 3aad...

Helsinki-Mogadishu-Waxaa markii saddexaad Soomaaliya lagu qabtay madasha Sannadlaha ah ee FinnSom oo ah madal kulmisa Soomaalida Finland ee qaybta ka ah hawlaha kala duwan...

Hay’adda SOCUS RY oo qalab Sports guddoonsiisay Bulsho Youth Academey ee ka dhisan Soomaaliya

Hay’adda SOCUS RY oo ah Hay’ad ka shaqeysa dhiirrigelinta iyo taageeridda dhallinyarada iyo bahda ciyaaraha ayaa waxay ay qalab sports oo heerkiisu sarreeyo ku...