Buugaag casri ah oo laga baranayo afka-soomaaliga oo Jaamcadda Helsinki lagu soo bandhigay iyo...

Madashan oo la qabtay 27.4.2023 ayaa waxaa gundhig u ahaa madbacadda Ileys iyo buugaagta casriga ah ee afka Soomaaliga laga baran karo ee ay...

Warbixinta Socdaalka Nabadeed ee Ergayga gaarka ah ee xukuumadda Finland u qaabilsan nabadaynta Geeska...

Xildhibaan Suldaan Said Ahmed oo wakhti yar kahor loo magacaabay Ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Xukuumadda Finland nabaddaynta Geeska Afrika ayaa socdaalkiisi ugu...

QORMADA TIFAFTIRAHA: SIYAASADDA IYO SOOMAALIDA FINLAND- Doorashada Baarlamaanka Finland waa ay dhowdahay, cunsuriyiintuna waa...

Waa marag-ma-doonto in Soomaalida Finland ay muddo ka muuqatay siyaasadda heer deegaan iyo gobol ee inta badan ku saleysan deegaannada ay Soomaalidu ka degto...

Xukuumadda Finland oo isbeddello waaweyn ku samaynaysa islamarkaana adkaynaysa nidaamka dalka lagu soo galo,...

Kaddib markii ay Finland ka hanaqaadday xukuumad wadaag ah oo ay siyaasaddeedu dhanka midigta u janjeerto, ayaa waxaa soo baxay ififaalo muujinaysa in xukuumaddu...

Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed, ergeyga gaarka ah ee Finland u qaabilsan Geeska Afrika...

MP Suldaan Said Ahmed oo ku guda jira safar shaqo oo uu ku marayo Geeska Afrika ayaa la kulmay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta...

Baarlamaanka Finland oo maanta (3.3.2023) yeeshay fadhigii ugu dambeeyay ee muddo xileedkiisa 2019-2023 iyo...

Arrinta xiisaha leh ee mudan in la xuso ayaa ah, in Baarlamaankan xilligiisu dhammaadka yahay uu ka mid ahaa MP Suldaan Said Ahmed oo...

Ururka Somalitoons oo markii saddexaad Helsinki ku qabtay maalinta dhaqanka Af-ka Soomaaliga

Waxaa maanta oo ku beegan 27.1.2024 lagu soo bandhigay Xarunta Vuotalo ee Bariga Helsinki dhaqanka Soomaalida, halkaas oo ay ka soo qaybgaleen dadweyne fara...

XAFLADDA CIIDDA EE CARRUURTA IYO MASJIDKA AL-HUDA EE PASILA

MA DOONAYSAA IN CARRUURTAADU AY KU CIIDAAN GOOB AMMAAN AH, NASHAAD IYO FARXAD LEH ISLAMARKAASNA AAD SALAADAHA KU TUKAN KARTO? MASJIDKA AL-HUDA PASILA (VETURITORI 2)...

Xarunta dhexe ee dambi baarista booliska Finland (KRP) oo sheegtay in ay aad uga...

Helsinki 26.10.2022 Warbixin ay soo saartay Xarunta dhexe ee dambi baarista booliska Finland (KRP) oo maanta lagu baahiyay qalabka warbaahinta ee kala duwan ee...

Fikrad: Waxaan Dhambaal ku aaddan 15 Maajo u diray Aasaasayaashii Ururkii Dhallinyarada Soomaaliyeed (SYL),...

Aasaasayaasha Ururkii SYL ee Sharafta iyo Qiimaha lahaayow, Waxaad marka hore iga guddoontaan Salaan idiinkaga timid mid kamid ah Jiilasha ku soo koray, wax ku...