Mudane Suldaan Said Ahmed oo ah khabiir ka tirsan xarunta nabadda ee wasaaradda arrimaha...

Mudane Suldaan Said Ahmed oo horay u soo noqday Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Finland iyo ergayga gaarka ah ee wasiirka arrimaha dibadda Finland, haatanna...

Xildhibaan Hon. Mohamed Ibrahim Moalimuu oo Helsinki kula kulmay sii-hayaha wasiirka arrimaha dibadda Finland Pekka...

Helsinki, Finland:- Kulan aad loo soo agaasimay oo u dhexeeyay xildhibaan Mohamed Ibrahim Moalimuu iyo wasiirka arrimaha dibadda Finland Pekka Haavisto ayaa ka dhacay...

WARBIXIN: Suldaan Said Ahmed oo ka qaybgalay hadal taariikhi ahna ka jeediyay Shirweynaha Qaran...

Muqdisho- Somalia- Suldaan Said Ahmed oo horay u soo noqday xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Finland iyo ergayga gaarka ah ee wasiirka arrimaha dibadda Finland...

Fikrad: Waxaan Dhambaal ku aaddan 15 Maajo u diray Aasaasayaashii Ururkii Dhallinyarada Soomaaliyeed (SYL),...

Aasaasayaasha Ururkii SYL ee Sharafta iyo Qiimaha lahaayow, Waxaad marka hore iga guddoontaan Salaan idiinkaga timid mid kamid ah Jiilasha ku soo koray, wax ku...

Buugaag casri ah oo laga baranayo afka-soomaaliga oo Jaamcadda Helsinki lagu soo bandhigay iyo...

Madashan oo la qabtay 27.4.2023 ayaa waxaa gundhig u ahaa madbacadda Ileys iyo buugaagta casriga ah ee afka Soomaaliga laga baran karo ee ay...

Booliska Helsinki oo xiray wiil iyo gabar 16 sano jir ah oo looga shakisanyahay...

War ka soo baxay booliska Helsinki ayaa lagu sheegay, in xabsiga loo taxaabay 15.4.2023 labo dhallinyaro ah oo aan qaangaarin kaddib markii looga shakiyay...

Duqa magaalada Turku, Minna Arve oo madal af-fur ah u samaysay jaaliyadda Muslimiinta ah...

Magaalada Turku, caasimaddii hore ee Finland ayaa waxaa ka dhacday munaasabad si wacan loo soo agaasimay oo ay ku wada af-fureen culimada, hoggaanka, siyaasiyiinta...

Pekka Haavisto, wasiirka arrimaha dibadda Finland oo maanta booqday Soomaaliya iyo madaxweyne Hassan Sheikh...

Helsinki, Mogadishu-7.4-2023- Wasiirka arrimaha dibadda Finland, Pekka Haavisto oo booqasho rasmi ah ku tegay Soomaaliya ayaa kulan la qaaday madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud,...

Guddiga iyo hawlwadeennada Ololaha Dib u doorashada Xildhibaan Suldaan Said Ahmed oo markale maanta...

Hawlwadeennada iskood isu-xilqaamay iyo guddiga Ololaha dib u doorashada Xildhbaan Suldaan Said Ahmed ayaa mar-qura maanta isku-fidiyay goobaha ay dadku ku badan yihiin ee...

Warbaahinta Finland iyo tan caalamka oo si weyn wax uga qortay soojeedinta iyo hindisaha...

Ururka Maaliyadda ee (Finanssiala ry): Ma jirto caqabad ku gudban aasaasidda Bangiyo Islaami ah Kaddib markii uu Xildhibaan Suldaan Said Ahmed baarlamaanka Finland u gudbiyay...