Xukuumadda Finland oo markale si ku meelgaar ah u xirtay xuduudda Bari ee ay...

War rasmi ah oo ka soo baxay xukuumadda Finland 14.12.2023 ayaa lagu shaaciyay go'aan ay xukuumaddu ku gaartay in markale xuduudda bari ee Ruushka...

Golaha deegaanka magaalada Helsinki oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay hindise lagu doonayo in...

Yanar Ozan oo ah Mudane ka tirsan Golaha deegaanka magaalada Helsinki xubinna ka ah xisbiga Cagaarka (Vihreät) oo soojeediyay hindise uu ku dalbanayo, in...

Ururka FinnSom oo kaashanaya safaaradda Finland ee Soomaaliya oo muqdisho ku qabtay madasha 3aad...

Helsinki-Mogadishu-Waxaa markii saddexaad Soomaaliya lagu qabtay madasha Sannadlaha ah ee FinnSom oo ah madal kulmisa Soomaalida Finland ee qaybta ka ah hawlaha kala duwan...

Hay’adda SOCUS RY oo qalab Sports guddoonsiisay Bulsho Youth Academey ee ka dhisan Soomaaliya

Hay’adda SOCUS RY oo ah Hay’ad ka shaqeysa dhiirrigelinta iyo taageeridda dhallinyarada iyo bahda ciyaaraha ayaa waxay ay qalab sports oo heerkiisu sarreeyo ku...

Xukuumadda Finland oo isbeddello waaweyn ku samaynaysa islamarkaana adkaynaysa nidaamka dalka lagu soo galo,...

Kaddib markii ay Finland ka hanaqaadday xukuumad wadaag ah oo ay siyaasaddeedu dhanka midigta u janjeerto, ayaa waxaa soo baxay ififaalo muujinaysa in xukuumaddu...

Dibadbax aad u ballaaran oo looga soo horjeeday hadallada cunsuriyadda ah ee Wasiirka maaliyadda...

Dad ka badan 5000 (shan kun) oo qofood ayaa maanta dibadbax ka dhan ah siyaasadda gurracan ee cunsuriyadda lagu laray ee xisbiga xukuumadda Finland...

Ciyaaraha Somali Cup ee uu sannad kasta soo qabanqaabiyo Ururka Socus Ry oo Helsinki...

Maanta oo ku beegan 15.7.2023 ayaa waxaa magaalada Helsinki ka billowday ciyaaraha Somali Cup oo sanadkan xiiso gaar ah. Hoggaanka, aqoonyahannada, dhallinyarada, bahda isboortiga, siyaasiyiinta...

WARBIXIN IYO SAWIRRO: Koobka Helbo Cup oo Helsinki lagu soo gebagebeeyay

Helsinki – Cayaaraha HELBO Cup oo ah koob loo qabto dhallinyarada ajaanibta ee deggan magaalada Helsinki ayaa ka furmay magaalada Helsinki, xilli sanadkan tartanka...

WARBIXIN: Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland oo caasimadda Helsinki ku xustay Maalinta 1:da Luulyo ee...

Munaasabad aad u ballaaran oo uu soo qabanqaabiyay ururka Meh ry ayna taabbagelinteeda qayb ka qaateen ururo iyo dad magac iyo qaddarrin ku dhex...

Khabiir Suldaan Said Ahmed oo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi kala hadlay Xaaladda Laas Caanood,...

Suldaan Said oo ah khabiir ka tirsan xafiiska nabadda iyo dhexdhexaadinta ee wasaaradda Arrimaha dibadda ee Finland, horayna u soo noqday ergayga gaarka ah...