Ma doonaysaa in aad ogaato dalalka aad u dhoofi karto haddii aad ka duulayso...

Vantaa 18.7.2020- Hay’adda duulimaadyada rayidka ee Finland (FINAVIA) ayaa waxay boggeeda soo dhigtay warbixin ku saabsan diyaaradaha ka baxaya Garoonka Diyaaradaha Helsinki iyo dalalka ay...

Qoyska siyaasi Suldaan Said Ahmed oo loo hanjabay- hanjabaadda oo hub loo adeegsaday

Helsinki 18.7.2020- MTV Uutiset ayaa baahisay warar ay booliska ka soo xigatay oo sheegaya in qoyska Suldaan Said Ahmed oo ah Mudane ka tirsan...

Darawal tagsi waday ayaa mindi geliyay qof rakaab ah oo tagsigiisa saarnaa

Helsinki 17.7.2020- Booliska Helsinki ayaa sheegay in darwal waday tagsi aan calaamadda tagsiga laheyn looga shakisanyahay in uu galay dembi ah iskudday dil. Booliska...

Qaar ka mid ah xeebaha dabbaasha ee Magaalda Espoo oo la mamnuucay in lagu...

Espoo 17.7.2020- Magaalda Espoo ayaa sheegtay in xeebaha dabbaasha ee Oitta iyo Laaksolahti lagu arkay wasakh ka dhalatay saxarada. Talaadadii la soo dhaafay ayeey...

Tareen ayaa qof ku jiiray maxadada tareenka ee Tampere- booliska ayaa sababta shilkan baaraya

Tampere 16.7.2020- Maanta oo Khamiis ah ayaa waxaa dhabbaha xadiidka ah ee tareenka gaar ahaan maxadada tareenka ee magaalada Tampere ka dhacay shil tareen...

Warbixin: Isticmaalka lacagaha been abuurka ah oo ku soo batay suuqyada Finland

Isticmaalka lacagta been abuurka ayaa ku soo badaneysa suuqyada dalka Finland, iyadoo 908 nuqul laga helay suuqyada dalka markii ugu horeysay sanadkan bilowgiisa oo...

Nin calool buuran oo looga shakisanyahay in uu Riihimäki ku kufsaday gabar aan qaangaarin

Booliska Häme ayaa sheegay in gabar aan qaangaarin shalay lagu kufsaday magaalada Riihimäki. Kufsigan aadka u daran ayaa shalay abbaare 17.15 ka dhacay waddada...

Waalidiin Finnish ah oo caruurtooda heyb-sooc luuqadeed lagula sameeyay Iskuul ku yaala Bariga Iswiidhan...

Maxkamadda Xuquuqda Aadanaha ee Yurub oo la geeyay dacwad ku saabsan qaabka dowladda Iswiidhan ula dhaqantay arday dhigata Iskuul ku yaala magaalada Västerås oo...

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dunidu u qaybsantahay qolo nafaqo darro dillootay iyo qolo...

Helsinki 13.7.2020- QM ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in sannadkan sagaalkii qofood ee dunida ku nool uu hal qof gaajo la ildaranyahay. Abaaro,...

Finland oo laga billaabo maanta 13.7.2020 xuduudaheeda dib ugu furtay 28 dal

Helsinki 13.7.2020- Waxaa maanta dhaqangalay go’aankii ay dowladda Finland horay u gaartay oo ay xannibaadda uga qaadaysay qaar kamid ah dalalka caalamka, kuwaas oo...