Magaalada Vantaa oo dadka hantida yar iyo kuwa tabarta darran ee magaalada deggan u qaybinaysa af-shareer (kasvomaski)

Vantaa 22.8.2020- Magaalada Vantaa ayaa iyaduna dhankeeda ka billowday qaybinta af-shareer lacag la’aan ah oo loogu talaggalay dadka saboolka ee aan awoodin in ay af-shareer iibsadaan.

Wargelin ku qoran afka Soomaaliga iyo luqado kale oo lagu soo daabacay bogga rasmiga ah ee magaalada Vanataa ayaaa lagu faafay warkan ku saabsan in magaaladu ay billowday qaybinta af-shareerka.

Xuquuqda sawirka waxaa iska leh magaalada Vantaa

Goobaha af-shareerka lacag la’aanta ah reer Vantaa loogu qaybinayo ayaa kala ah:

Katriinan sairaala (isbitaalka Katariina), Katriinankuja 4

Hakunilan terveysasema (Rugta caafimaadka Hakunila), Laukkarinne 4

Länsimäen terveysasema (Rugta caafimaadka Länsimäki), Keilakuja 1

Koivukylän terveysasema (Rugta caafimaadka ee Koivukylä), Karsikkokuja 15

Korson terveysasema (Rugta caafimaadka ee Korso), Naalipolku 6B, daqaba 2aad

Myyrmäen terveysasema (Rugta caafimaadka ee Myyrmäki), Jönsaksentie 4

Tikkurilan terveysasema (Rugta caafimaadka ee Tikkurila), Kielotie 11A

Verso, Vernissakatu (Xarunta adeegga ajaanibta ee Verso) 8, dabaqa 1aad

Myyrmäen päihdepoliklinikka (isbitaalyaraha maandooriyaha ee Myyrmäki), Liesikuja 7B, dabaqa 2aad

Tikkurilan päihdepoliklinikka (isbitaalyaraha maandooriyaha ee Tikkurila), Kielotie 20C, dabaqa 2aad

Sidoo kale waxaa afshareerka lagu qeybinayaa xafiisyada ururka badbaadada carruurta ee Mannerheim

Koivukylän kohtaamispaikka (barkulanka Koivukylä), Karsikkokuja 17

Hakunilan yhteisötalo (Daarta Hakunila), Laukkarinne 6, dabaqa 3aad

Uuradan hoos ku qoran ayaa dhanka kale ka qaybqaadanayo qaybinta af-shareerka:

Alvi Ry

Auttava sydän

Elämänlaatu ry

Hakunilan kyläyhteisö ry

Hakunilan Kansainvälinen yhdistys

Hakunilan Mielenterveysseura ry / Ystävänkammari

Joosua Missio

Korson ruokapalveluyhdistys ry

Korson Työttömät ry

Martinlaakson kyläyhdistys

R3 Maahanmuuttajanuorten tuki ry

Somfin ry

Takaisin Elämään ry

Tikkurilan klubitalo ESKOT ry

Vahti ry

Vantaan A-Kilta ry KILTAKOTI

Vantaan A-Kilta ry

Vantaan A-Kilta ry – Myyrmäki

Vantaan järjestörinki ry

Vantaan Kuuloyhdistys ry

Vantaan mielenterveysyhdistys Hyvät tuulet

Vantaan työnhakijat ry

Hakunilan Kotikirkko

Liesikappeli

Länsi- Vantaan vapaaseurakunta

Vantaan Kotikirkko

Isha warka: Magaalada Vantaa

Xuquuqda sawirada: Magaalada Vantaa iyo Wikipedia