Labo nin oo loo xiray rasaas ka dhacday Pansio, Turku iyo dad ku dhaawacmay...

Turku 22.7.2020- Maxkamadda Varsinais-Suomi (Koonfurta Galbeed ee Finland) ayaa maanta oo Arbaco ah xirtay laba nin, kuwaas oo qayb ka ahaa is-rasaasayn dhammaadkii todobaadki...

Shirkadda diyaaradaha ee Finland (Finnair) oo dib u billaabaysa duulimaadyo muddo xayirnaa

Helsinki 21.7.2020- War ka soo baxay Shirkadda Diyaaradaha Finland (Finnair) ayaa lagu sheegay in laga laga billaabo Khamiista ku soo socota oo ku beegan...

Wargelin ku saabsan bilashada bisha Dilxijjah, maalinta Carafa iyo Maalinta Ciidda

Helsinki 20-.7.2020- WARGELIN: War ka soo baxay Maxkamadda sare ee dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in maanta oo bisha Dulqicda ee...

Nin ka cararay baarayaasha tikidka oo ku dhex orday dhabbaha danabaysan (korontada leh) ee...

Helsinki 20.7.2020- Waxaa gebi ahaan muddo 15 daqiiqo ah istaagay isu-socodka gaadiidka Metrooga ee inta badan dhulka hoostiisa mara kaddib markii uu nin ka...

Xubnaha Golaha Midnimada Soomaaliyeed (Suomen somalialaisten liitto) oo doortay Gole Dhexe iyo Gole Fulineed

Helsinki 19.7.2020- Xubnaha Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland ayaa waxay 4.7.2020 doorteen Gole Dhexe oo ka kooban 25 xubnood, kuwaas oo xilli-xileedkoodu yahay 2020/2022. Golaha...

Sharciga dib u Midaynta Qoysaska ee dadka Magangelyodoonka oo isbeddel lagu sameynayo

Helsinki 18.7.2020- Wasaaradda Arrimaha Gudaha Finland ayaa waxay diyaarinaysaa isbeddel lagu sameynayo sharciga Ajnabiga, kaas oo danta laga leeyahay ay tahay in meesha looga saaro...

Ma doonaysaa in aad ogaato dalalka aad u dhoofi karto haddii aad ka duulayso...

Vantaa 18.7.2020- Hay’adda duulimaadyada rayidka ee Finland (FINAVIA) ayaa waxay boggeeda soo dhigtay warbixin ku saabsan diyaaradaha ka baxaya Garoonka Diyaaradaha Helsinki iyo dalalka ay...

Qoyska siyaasi Suldaan Said Ahmed oo loo hanjabay- hanjabaadda oo hub loo adeegsaday

Helsinki 18.7.2020- MTV Uutiset ayaa baahisay warar ay booliska ka soo xigatay oo sheegaya in qoyska Suldaan Said Ahmed oo ah Mudane ka tirsan...

Darawal tagsi waday ayaa mindi geliyay qof rakaab ah oo tagsigiisa saarnaa

Helsinki 17.7.2020- Booliska Helsinki ayaa sheegay in darwal waday tagsi aan calaamadda tagsiga laheyn looga shakisanyahay in uu galay dembi ah iskudday dil. Booliska...

Qaar ka mid ah xeebaha dabbaasha ee Magaalda Espoo oo la mamnuucay in lagu...

Espoo 17.7.2020- Magaalda Espoo ayaa sheegtay in xeebaha dabbaasha ee Oitta iyo Laaksolahti lagu arkay wasakh ka dhalatay saxarada. Talaadadii la soo dhaafay ayeey...