Xaaladda faafista Feyruska korona ee magaalada Kainuu oo ka sii dareysa
Xaaladda faafista feyruska korona ee magaalada Kainuu ayaa u muuqata mid faraha ka sii baxeysa, oo aanay wax calaamado ka soo reyn ah ka...
Shirkadda gaadiidka ee Helsinki (HSL) oo soo jeedisay in dadka wata gawaarida ilmaha lagu...
Shikadda gaadiidka ee Helsinki HSL ayaa soo jeedisay , in hadda wixii ka dambeeya ay dadka wata gawaarida ilmaha yaryar lagu riixo (Vaunut) ay...
Hay’adda THL oo maanta soo bandhigtay ablikeeshinka raadraaca feyruska korona
Ablikeeshinka loogu magacdaray Koronavilkku ee loogu talo galay raadraaca faafista feyruska korona ayaa waxaa lagala soo degi karaa laga bilaabo maanta suuqyada la dhigo...
Mudaaharaadyadii looga soo horjeeday madaxweynaha Belaruus ayaa wali socda, iyadoo madaxweyne Aljaksandr Lukašenka uu...
Caasimadda dalka Belarus ee Miniski waxaa isugu soo baxay tobannaan kun qof galabnimadii Axadda, kuwaasoo dhigaayay mudaaharaad ay uga soo horjeedaan madaxweynaha dalkaas Mr...
Giriiga oo dalbanaya in laga horatago waxa ay ugu yeereen damaca Turkiga.. Ordogan oo...
Madaxweynaha dalka Turkiga Tayeb Ordogan ayaa maanta sheegay in dalkiisu uu wadi doono difaaca xuquuqdooda ee Bariga badweynta dhexe ee Meditereeniyaanka, mana oggolaaneyno ayuu...
Barnaamijka Arrimaha Bulshada: Ka wacyigelinta bulshada cudurka safmarka ah ee feyruska korona
Toddobaadkan barnaamijkeena Arimaha Bulshada waxaanu ku soo qaadaneynaa ka wacyi-gelinta bulshada cudurka safmarka ah ee feyruska korona. Barnaamijkan oo uu soo jeedinayo Abdirisak Sugulle...
Qaadista saamiga feyruska korona oo soo daahis ba’an ay ka jirto
Qaadista saamiga feyruska korona, baaristiisa iyo soo sheegista natiijada ayaa waxaa ka jirta soo daahis aad u weyn dhanka waaxda caafimaadka ee Helsinki iyo...
Wararkii Feyruska korona iyo caalamka intiisa kela
Jarmalka oo tirada dadka laga helaayo feyruska korona ay sii kordheyso.
Dalka Jarmalka waxa afar iyo labaatankii saac ee la soo dhaafay laga helay feyruska...
Wararkii ugu dambeeyay ee feyruska korona iyo Finland
28 qof oo hor leh ayaa feyruska laga helay dalkan Finland
Sida ay sheegtay hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga ee THL waxaa maanta la xaqiijiyay 28...
Ablikeeshinka sida aadka ah loo sugaayay ee raadraaca feyruska korona, kaasoo loo bixiyay magaca...
Ablikeeshinka sida aadka ah loo sugaayay ee raadraaca feyruska korona, kaasoo loo bixiyay magaca ah ”Koronavilkku”oo soo baxaya Isiinta 31.8.
Ablikeeshin (sovellus) cusub oo loogu...