Finland waxaa laga helay 336 qof oo cusub oo qaba feyruska korona ah iyo...

Jimce 04.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 336 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Finland waxaa laga helay 540 qof oo cusub oo qaba feyruska korona ah

Khamiis 03.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 540 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Finland waxaa laga helay 420 qof oo cusub oo qaba feyruska korona ah iyo...

Finland waxaa laga helay 420 qof oo cusub oo qaba feyruska korona ah iyo 9 dhimasho oo cusub  Arbaca 02.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL...

Finland waxaa laga helay 550 qof oo cusub oo qaba feyruska korona ah

Isniin 01.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 550 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Finland waxaa laga helay 283 qof oo cusub oo qaba feyruska korona ah iyo...

Isniin 30.11.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 283 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Finland waxaa laga helay 322 qof oo cusub oo qaba feyruska korona ah

Axad 29.11.2012. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 322 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Finland waxaa laga helay 541 qof oo cusub oo qaba feyruska korona ah

Sabti 28.11.2012. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 541 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Kooxda iskuduwidda arrimaha korona ee caasimadda iyo hareeraheeda oo soo saaray xadaymo cusub

Jimce 27.11.2020.  Xadaymaha cusub ee ay soo saareen kooxda iskuduwidda arrimaha korona ee caasimadda iyo hareeraheeda ayaa waxaa ay khuseeyaan magaalooyinka Helsinki, Espoo, Vantaa...

Finland waxaa laga helay 618 qof oo cusub oo qaba feyruska korona ah iyo...

JImce 27.11.2012. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 619 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Duqa magaalada Espoo ayaa maanta shir ku saabsan kahortagga korona la yeeshay ururrada Islaamka...

Khamiis 26.11.2020 Duqa magaalada Espoo Jukka Mäkelä ayaa maanta shir dhanka Internetka ah la qaatay imaamyada iyo maamullada masaajidda Magaalada Espoo. Shirkaas ayaa ujeedadiisu...