Finland waxaa laga helay 377 qof oo cusub oo qaba feyruska korona

Sabti 12.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 377 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada guud...

Finland waxaa laga helay 501 qof oo cusub oo qaba feyruska korona iyo 11...

Jimce 11.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 501 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada guud...

Degdeg: Xayiraadihii horay u saarnaa Caasimadda iyo magaalooyinka la ood-wadaagta ah oo sii soconaya...

Helsinki 11.12.2020- Kooxda isuduwidda hawlaha Korona ee Caasimadda iyo magaalooyinka ku xeeran ayaa waxay maanta oo ku beeggan 11.12.2020 go’aamiyeen in la sii wado...

Wararka feyruska korona ee Finland iyo caalamka intiisa kale, 840 iyo 9 dhimasho...

Finland waxaa laga helay 840 qof oo cusub oo qaba feyruska korona iyo 9 xaalad oo dhimasho ah  Khamiis 10.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL...

Finland waxaa laga helay 490 qof oo cusub oo qaba feyruska korona iyo 8...

 Arbaca 09.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 490 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada guud...

Finland waxaa laga helay 361 qof oo cusub oo qaba feyruska korona

Talaada 08.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 361 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada guud...

Finland waxaa laga helay 250 qof oo cusub oo qaba feyruska korona

Isniin 07.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 250 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada guud...

Farriinta Maalinta Xorinmada Finland ee Ra’iisal wasaaraha Finland, Sanna Marin

Helsinki 6.12.2020- Sanna Marin, Ra’iisal wasaaraha Finland oo barta Twitter:ka ee Xukuumadda Finland soo dhigtay farriinteeda ku aaddan Maalinta Xornimada Finland ayaa hadalka soo...

Finland waxaa laga helay 413 qof oo cusub oo qaba feyruska korona

Axad 06.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 413 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Maryan Abdulkarim oo ah aqoonyahan iyo suxufiyad u dhaqdhaqaaqda arrimaha bulshada ayaa kamid noqotay...

Helsinki 5.12.2020 Maryan Abdulkarim oo ah aqoonyahan iyo suxufiyad u dhaqdhaqaaqda arrimaha bulshada ayaa kamid noqotay 10 qofood oo billad qiimo badan la guddoonsiiyay. Magaalada...