Xaaladda Korona ee Finland

(waxaa warkaan la cusboonaysiiyay Khamiis 14.1, saacadda 13.00)

 

Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 619 000 (+ 21 500)
Tirada laga helay feyruska 39 593 (+ 258)
Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda          71 (+1)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka         55 (+3)
Qaybta gargaarka degdegga ah          29 (+1)
Tirada dhimashada        616 (+6)
Tirada dadka la tallaalay   33 033
Tirada dadka ka caafimaaday feyruska Qiyaastii 31 000 oo qof

Xigasho: THL