Xaaladda Korona ee Finland

(waxaa warkaan la cusboonaysiiyay Talaada 12.1, saacadda 14.50)

Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 591 800 (+ 25 500)
Tirada laga helay feyruska 39 011 (+ 211)
Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda          81 (+4)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka         47 (-10)
Qaybta gargaarka degdegga ah          30 (-2)
Tirada dhimashada        602 (+5)
Tirada dadka la tallaalay   17 617
Tirada dadka ka caafimaaday feyruska Qiyaastii 31 000 oo qof

Xigasho: THL