Finland waxaa laga helay maanta 182 xaaladood oo feyruska ah iyo 2 xaaladood oo dhimasho hor leh ah

Xaaladda guud oo kooban: Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimco 28.05, saacadda 14.20

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 973 200 (+ 24 200)
Tirada laga helay feyruska 92 244 (+ 182)
Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 64 (+8)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka 23 (-1)
Qaybta gargaarka degdegga ah 20 (+1)
Tirada dhimashada  948 (+2)
Feyruska nooca cusub (09.04) Tirada guud                     7 624

Nooca Ingiriiska.             6 529

Nooca Koonfur Afrika.   1 296

Nooca Hindiga.                     67

Nooca Baraaziil.                      2

Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 2 405 122 oo qof (28.05).

Xigasho: THL