Xaaladda Korona ee Finland

( waxaa warkaan la cusboonaysiiyay Talaada 5.1, saacadda 15.10)

Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 520 100 (+ 24 900)
Tirada laga helay feyruska 37 218 (+ 299)
Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda          90 (+1)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka          73 (-17)
Qaybta gargaarka degdegga ah          25 (-6)
Tirada dhimashada        576 (+11)
Tirada dadka la tallaalay     5 445
Tirada dadka ka caafimaaday feyruska Qiyaastii 31 000 oo qof

Xigasho:THL