Xaaladda Korona ee Finland

( waxaa warkaan la cusboonaysiiyay Jimce 8.1, saacadda 15.40)

Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 558 000 (+ 28 500)
Tirada laga helay feyruska 38 392 (+ 620)
Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda          85 (+1)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka          62 (-8)
Qaybta gargaarka degdegga ah          29 (-3)
Tirada dhimashada        586 (+2)
Tirada dadka la tallaalay   11 135
Tirada dadka ka caafimaaday feyruska Qiyaastii 31 000 oo qof