Cadadkii labaad ee warsidaha Helsinki oo la daabacay- warar iyo xogo muhiim ah
Waxaa soo baxay oo la daabacay cadadkii labaad ee warsidaha magaalada Helsinki.
Waxaad warsidaha magaalada Helsinki ka heleysaa macluumaadka hadda jira ee ku saabsan nolosha...
MP Suldaan Said Ahmed, Ergayga gaarka ah ee xukuumadda Finland u qaabilsan nabadaynta iyo...
Jigjiga:- Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed iyo Wefdiga Finland ka socda ee uu hoggaaminayay oo kala ahaa Safiirka Finland u fadhiya Itoobiya Amb. Outi...
Bah-wadaagta lacagta Yuurada oo Guddoomiye cusub u doortay Paschal Donohoe, wasiirka maaliyada Ireland
Helsinki 9.7.2020- Dawlahada isticmaala Lacagta Yuuro (EURO) ayaa waxay shirkooda maanta dhacay ku doorteen in uu guddoomiye u noqdo wasiirka maaliyadda Ireland Paschal Donohoe.
Xilkan...
Warbaahinta Finland iyo tan caalamka oo si weyn wax uga qortay soojeedinta iyo hindisaha...
Ururka Maaliyadda ee (Finanssiala ry): Ma jirto caqabad ku gudban aasaasidda Bangiyo Islaami ah
Kaddib markii uu Xildhibaan Suldaan Said Ahmed baarlamaanka Finland u gudbiyay...
Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed oo kulan labo geesood ah la qaatay Golaha Shuurada...
Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed oo ka tirsan Baarlamaanka Finland, ergeyga gaarka ah ee wasaaradda arrimaha dibadda Finland u qaabilsan arrimaha nabadaynta iyo dhexdhexaadinta...
Dowladda Finland oo markii ugu horreysay Qunsul sharafeed ku yeelanaysa dalka Jabuuti- MP Suldaan...
Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed, Ergeyga gaarka ah ee dowladda Finland u qaabilsan nabadaynta iyo dib u heshiisiinta Geeska Afrika oo wakhti aan fogeyn...
Gaadiidka Metrooga oo muddo labo bilood ah aan ka shaqayn doonin qaybo ka tirsan...
War rasmi ah oo ka soo baxay maamulka magaalada Helsinki ayaa lagu sheegay in Metrooga isku xira Kontula iyo Melleunmäki uu shaqada joojinayo sannadka...
Dal kale oo ku soo biiraya dalalka ku bahoobay isticmaalka lacagta Yuurada (Euro)
Lacagta Yuurada ah oo ay haatan isticmaalaan 19 dal ayaa waxaa billowga sannadka 2023 ku soo biiraya dalka Koroweeshiya (Croatia).
Tirada dalalka isticmaala lacagta Yuurada...
Xukuumadda Finland oo isbeddello waaweyn ku samaynaysa islamarkaana adkaynaysa nidaamka dalka lagu soo galo,...
Kaddib markii ay Finland ka hanaqaadday xukuumad wadaag ah oo ay siyaasaddeedu dhanka midigta u janjeerto, ayaa waxaa soo baxay ififaalo muujinaysa in xukuumaddu...
Shaqo-joojintii darawallada basaska ee iskaashatada AKT oo dhammaatay iyo murankii shaqada la xiriiray oo...
Shaqo-joojintii ballaarnayd ee ay Arbacdii la soo dhaafay (1.3.2023) billaabeen darawallada gaadiidka dadweynaha gaar ahaan basaska ayaa lagu dhawaaqay in ay dhammaatay kaddib markii...












