Xukuumadda Finland oo mamnuucaysaa safarada dalxiiska ah ee ay muwaadiniinta Ruushka ah ku imaanayaan...
Waxaa gebi ahaanba istaagay dalxiiskii ay dadka Ruushka ah ku imaan jireen Finland, kaddib markii ay xukuumadda Finland soo saartay go’aan safaradaas lagu mamnuucayo....
Maqaayadaha oo lix todobaad kaddib miisaska u dhigaya macaamiisha- maanta ayaa maqaayadaha dib loo...
Helsinki-19.4.02021- Laga billaabo maanta oo ku beegan 19.4.2021 waxaa dib loo furayaa maqaayadaha cuntada ee dalka Finland ka gadaal markii ay muddo lix todobaad...
Dood ku saabsan Xasaradaha dunida ka jira iyo sida xasaradahaas dhexdooda lagu yahay oo...
”MP Suldaan Said Ahmed ayaa shaqo fiican ka haya Geeska Afrika oo dhan- shaqada uu halkaas hayana aad ayaa gobolka looga soo dhoweeyay.” Wasiirka...
Maxaad kala socotaa Maalinta Caalamiga ah ee Baabuur la’aanta oo sannad kasta la xuso...
Maalinta Caalamiga ah ee Baabuur la’aanta ayaa ka dhalatay dhaqdhaqaaq sannadkii 1990 ka billowday qaaradda Yurub. Dhadhaqaaqan ayaa diiradda lagu saaray sidii loogu soo...
Qormada tifaftiraha: Qarixii Soobe ka dhacay 29.10.2022 ee khawaarijtu geysatay waa haraati-biqlaha dameeraha ee...
Dib u milicsiga wixii la soo maray: Muuqaalka dal ahaan Soomaaliya laga qabi jiray marka lagu eego indhaha dalalka isku tilmaana dunida horumartay waa...
Dowladda Finland oo malaayiin Yuuro (Euros) ku bixinaysa daabulka raashinka laga qaadayo Yukreyn ee...
War rasmi ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Finland ayaa lagu sheegay, in Finland ay ku dhowaad 7 malyan oo yuuro...
Xukuumadda Finland oo qalqal siyaasadeed wajahaysa: Hindise-sharciyeedka daryeelka caafimaadka ee baarlamaanka horyaal oo xukuumadda...
Xukuumadda isbahaysiga ah ee Finland ayaa wajahaysa xasarad-siyaasadeed sababi karta sida ay khubarada siyaasaddu sheegayaan, in xukuumaddu dhacdo.
Xasaradda siyaasadeed ee haatan ka dhex jirta...
Guddiga iyo hawlwadeennada Ololaha Dib u doorashada Xildhibaan Suldaan Said Ahmed oo markale maanta...
Hawlwadeennada iskood isu-xilqaamay iyo guddiga Ololaha dib u doorashada Xildhbaan Suldaan Said Ahmed ayaa mar-qura maanta isku-fidiyay goobaha ay dadku ku badan yihiin ee...
Ururka Shabakadda Finnishka iyo Soomaalida (SSV) oo kulan xogwareysi iyo soo dhoweyn ah la...
Kulan ballaaran oo ay ka soo qaybgaleen wakiillada ururada ku mideysan Ururka Shabakadda Finnishka iyo Soomaalida oo lagu soo dhoweynayay islamarkaasna lagu xogwareysanayay wasiirka...
Shaqo-joojintii darawallada basaska ee iskaashatada AKT oo dhammaatay iyo murankii shaqada la xiriiray oo...
Shaqo-joojintii ballaarnayd ee ay Arbacdii la soo dhaafay (1.3.2023) billaabeen darawallada gaadiidka dadweynaha gaar ahaan basaska ayaa lagu dhawaaqay in ay dhammaatay kaddib markii...











