Maamulka Canshuuraha oo sheegay in maanta ay tahay maalinta ugu dambaysa ee ay sugayaan...

Vantaa 27.7.2020- Maanta oo Isniin ah kuna beegan 27.7.2020 ayeey maamulka canshuuraha Finland u qabteen dadka lacagi uga soo laabanayso Maamulka Canshuuraha in ay...

Warbixin: Isticmaalka lacagaha been abuurka ah oo ku soo batay suuqyada Finland

Isticmaalka lacagta been abuurka ayaa ku soo badaneysa suuqyada dalka Finland, iyadoo 908 nuqul laga helay suuqyada dalka markii ugu horeysay sanadkan bilowgiisa oo...

Maqaayadaha oo xayiraado kale laga qaadayo

Helsinki 19.6.2020- Xukuumadda Finland ayaa 17.6.2020 sheegtay in maqaayaduhu ay furnaan doonaa laga billaabo Isniinta ku beeggan 22.6.2020 illaa iyo 2:da saqda dhexe, laakiin...

Bah-wadaagta lacagta Yuurada oo Guddoomiye cusub u doortay Paschal Donohoe, wasiirka maaliyada Ireland

Helsinki 9.7.2020- Dawlahada isticmaala Lacagta Yuuro  (EURO) ayaa waxay shirkooda maanta dhacay ku doorteen in uu guddoomiye u noqdo wasiirka maaliyadda Ireland Paschal Donohoe. Xilkan...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 4.7.2020- Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7248. Isbeddelku wuxuu ku saleysan yahay la...

Adeegyada bangiga Nordea iyo OP ee dhinaca Online-ka oo muddo kooban hakad geli...

Bangiyada Nordea iyo OP ayaa macaamiishooda uga digay in ay adeegyada Bangiyada ee dhinaca Online-ka ah hakad geli doono muddo kooban sababo la xiriira...

Shirkadda diyaaradaha ee Finnair oo dhimaysa kumannaan shaqaalaheeda ka tirsan

Helsinki 26.8.2020- Shirkadda dayuuradaha dalkan Finland ee Finnair ayaa dooneysa in ay sameyso shaqaale dhimis, saameynta uu ku yeeshay xanuunkan safmarka feyruska korona awgiis....

Maqaayadaha oo lix todobaad kaddib miisaska u dhigaya macaamiisha- maanta ayaa maqaayadaha dib loo...

Helsinki-19.4.02021- Laga billaabo maanta oo ku beegan 19.4.2021 waxaa dib loo furayaa maqaayadaha cuntada ee dalka Finland ka gadaal markii ay muddo lix todobaad...

Baarlamaanka Finland oo go’aamiyay, in bisha Disembar ee sannadkan 2022 la bixiyo Lacagta carruurta...

Baarlamaanka Finland ayaa aqbalay soojeedin sharci oo dhigaysa in lacagta carruurta ee la siiyo waalidka heysta carruurta 17 sano kayar (Lapsilisä) la bixiyo bisha...
Photo: Abdi Musse Mohamud/SSMV

Bishaaro: Xukuumadda Finland oo go’amisay in la dheereeyo wakhtiga uu shaqaynayo baasaboorka Finland

Kaddib shirar iyo wadatashiyo dhinacyo badan quseeya oo ay xukuumadda Finland muddo ku jirtay ayeey ku dhowaadqday go’aanno uu ku jiro wakhtiga la doonayo...